Articles by: jerryuk

Kooxda Liverpool ayaa doonayso inay ka faa’iideysato daafaca lacag la’aanta noqonaya xilligaa

April 10, 2014 9:51 am78 comments
Kooxda Liverpool ayaa doonayso inay ka faa’iideysato daafaca lacag la’aanta noqonaya xilligaa

Kooxda Liverpool ayaa doonayso inay ka faa’iideysato daafaca lacag la’aanta noqonaya xilligaan marka uu dhamado ee lagu magacabo Patrice Evra. Liverpool ayaa diyaar u ah in ay la kulanto Patrice Evra islamarkaasna ay ka dhaadhiciso qorshe ciyaaryahanka reer France uu ugu biirayo Liverpool xilliga soo aadan. Patrice Evra ayaa xiriirka […]

Read more ›

Moyes Oo La Yimid Mar-marsiyo Yaab Badan : United Xilli Ciyaareedka Dambe Wacdaro Ayay Dhigayaan

9:47 am11 comments
Moyes Oo La Yimid Mar-marsiyo Yaab Badan : United Xilli Ciyaareedka Dambe Wacdaro Ayay Dhigayaan

Macalinka Man United oo Moyes xusay in ujeedkiisa haatan uu yahay in uu dib u dhiso kooxda United si ay ugu diyaar garoobaan xilli ciyaareedka dambe , waxa uuna hadalka Moyes soo baxayaa ka dib markii laga tuuray wareegga 8-da Champion-ka oo ay ka soo reebtay Bayern Munich . Bogga […]

Read more ›

Man United oo ka hartay UCL ka dib markii ay Bayern Munich ku silcisay garoonka Allianz Arena

9:45 am12 comments
Man United oo ka hartay UCL ka dib markii ay Bayern Munich ku silcisay garoonka Allianz Arena

baxday wareega semi-finalka UEFA Champions League ka dib markii ay guul 3-1 ah ka gaartay Manchester United lugtii labaad ee wareega quarter-finalka ee ka dhacay garoonkeeda Allianz Arena. United ayaa kulankaan iskeentay iyadoo hamineysa inay gaarto wareega afarta isla markaana barbaro 1-1 ah kusoo qabatay kooxda difaacaneysa tartanka kulankii Isbuucii […]

Read more ›

Madaxweyne Xasan oo Muqdisho dib ugu soo laabtey ka dib shiraarkii Maamulda iska soo horjeeda ee Baydhabo uu kula soo yeeshey

April 1, 2014 7:43 am1,424 comments
Madaxweyne Xasan oo Muqdisho dib ugu soo laabtey ka dib shiraarkii Maamulda iska soo horjeeda ee Baydhabo uu kula soo yeeshey

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Magaalada Muqdisho dib ugu soo laabtay, isagoona Maalmihii la soo laafay ku sugnaa Magaalada Beydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Madaxweynaha ayaa Kulamo gaar gaar ah la soo qaatay intii uu ku sugnaa Magaalada Beydhabo labada Maamul ee Beydhabo looga dhawaaqay.isagoona kala hadlaayay […]

Read more ›